Deni oo Salaada ciida kala qeyb galay qaar ka tirsan shacabka Garoowe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi  Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa Shacabweynaha Caasimada Garoowe  salaadii Ciidul Fidriga Kula tukaday Garoonka Kubadda Cagta ee Mire Awaare. “Waxaan ugu hambalyeeynaya Bulshada farxada Ciida, Anigoo alle ka baryaya in … Continue reading Deni oo Salaada ciida kala qeyb galay qaar ka tirsan shacabka Garoowe (Sawirro)